Hargeysa: Suldaan Abu Salmaan oo Naqdiyey Go’aamadii Guddiga Dhex-dhexaadinta, Eedaymana u jeediyey SONSAF

Hargeysa (OWN)- Suldaan Axmed Maxamed Col-haye (Abu Salmaan) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka hadlay go’aamadii ay soo saareen Guddigii Dhex-dhexaadinta Xisbiyada iyo Xukuumadda oo dorraad soo jeediyey in la kala diro Guddiga Cusub ee Komishanka Doorashooyinka.

Suldaan Abu Salmaan oo maanta Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, waxa uu dhinaca eedaymo u jeediyey Daladda ay ku midaysan yihiin Ururrada Bulshada Rayidka ah ee SONSAF.

Muuqaalkan Hoose waxa aanu idiinku soo gudbinaynaa Hadalka Suldaan Axmed Maxamed Colhaye uu kaga hadlay Arrimahan oo dhammeystiran

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker