AW GUULIYO YAA WADANI .

Waxan leehay dhamaan masuliyiinta wadani u horeeyo  gudoomiyaha wadani rooxaaniga

DR cabdirahman cirro ku xigeenkiisa xusbiga wadani DR mahamed aw  cali iyo dhamaan gadhwadeenada xusbul qaranka mucaaridka wixii qaranka ka xumaada iyo xakamayenta
jeegaanta xadhkaha goosatay, ku soo dabaalida dariiqa sharciga iyo axdi qarameedka
geyigeena daahirka ah ee somaliland.
JEEGAANTU waa in ay bulshada somaliland uga jawaabtaa sobota ay heshiiskii marsada berbera iyo gegada diyaaraddaha ciidan ee ilaa maanta deldelan heshiis qoraalkii oo dhamaystiran aan cidhib iyo jaan
meel u jiro la laayahay.
KHAYAANADA QARAN IYO SHACAB EE LAGA GALLAY JIRITAANKA SOMALILAAND.
MARKHAATI GEEDUNA WAA WASIIRAL DAWLAHA UAE SACAADATUL ANWER MAXAMED GARGAASH.
kulmiye 2 marba meel yaanu isku qaadin, wadani ka fog qaybi oo xukun,waa licbad rakhiis.
waa ruugcadaadi cilmiyeysan oo caqli gaamuray u dheeryaahay ee haku hafanina hawlaha wadani.
dhul gariirka ku dul hoganaya meel saar.marka geela loo heeso gurayo ha u heesina.
saalo saale walee saakaan lagaa hadhin.kuulmiye 1 wuxu dumiyey dayrkii lagu xidhay
koonfur ee shuruudeedu ahaa dawlad markaad noqotaan eed dalkiinu  yeesho  doorasho
rabitaanka shacabkeda oo ah HAL COD HAL VOTE madaxweyene ku soo baxa.
kulmiye wakii durduryey min uk london, turkey,stanbul , emirate dubai ilaa djibouti.
wixii ka soo goay waa hawadii oo xamar laga maamulo, marsadii berbera oo sh sharif iyo
ina cabdirashiid saxeexo,isgaadhsiintii oo la mideeyo iyo xafladaha puntland oo si heer sare
ah looga qayeb galo.
MA ANAA WAALAN MISE CADAN BAA LAGA HESAYAA.
HASHU MAANKAYGAAY QAADEE MA MAANSAAR BAY DAAQDAY.
kii dhuumanayee dhabarku muuqdoow,
waa daraar lagu dhawrayaayey,
dadkaagaa dhinac ka raac,
yaanad dhumine dhinac ka raac.
TOOSHKA WADANI
MA TUURI KARTAAN
XAQUU KU TIRAABI
ABIDKII.
bulshadu jawaab bay rabtaa
deg deg ah oo ah
meeday marsadii umadu?
meeday madaarkii berbera?
meeday noloshii umadu (sicir barar).
xadhiga sheekh iyo shariifba ee dalkeenii  hadheeyey
tusaale Aden suni, Bintu abwaan qorane (naciima)
indheer garad abdirahman ku eedaysan kelmed local.
iyo qaarr ka loo badan.
xaalkeenu wuxuu marayaa
 KU QOSLE KAPTAN KUFAY.
ALLAW SAHALA MUURAHA ADAA SAATIROO JIRA.
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON,
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker