Bandhiga Caalamiga ee Buugaagta Hargeysa oo Xalay La Soo Gaba Gabeeyaay + SAWIRRO
Waxaa xalay lasoo gunaanaday Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa oo sannadkii 15-aad ka dhacay magaalada Hargeysa. Waa guul iyo horumar lagu gaadhay Wadajir oo ahayd halkudhegga sannadka ee HIBF. Waxa aaanu u mahadnaqaynaa cid kasta oo ka qayb ku lahayd in bandhiganni guulaysto noqdana mid qurux badan. Balanteenu waa Hargeysa iyo HIBF2023
”Gacmo wadajir bay wax ku gooyaa











