Faahfaahinta Dagaal dhexmaray Milatariga Soomaaliya iyo Ciidamo ay Imaaraadka Carabtu tabobareen (DAAWO MUUQAAL)

Muqdisho (OWN)- Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday gudaha xeradii tababarka ee Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho.

Dagaalka ayaa dhexmaray ciidamo hore ay u tababareen imaaraadka iyo ciidamo kale oo ka tirsan milatariga Soomaaliya. Mas’uuliyiinta ciidanka ayaa sheegay inay qabteen askar isku dayday inay xeradaas kala baxaan qalab ciidan.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKA HOOSE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker