Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Heshiiska Dekedda Berbera, wada-hadallada Somaliland iyo Khilaafka Imaaraadka Carabta

Muqdisho (OWN)- Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa ka hadashay heshiiska maalgeshiga Dekedda Berbera iyo doorka ay ku leeyihiin bilowgii hirgelinta mashruuca, goorta ay bilaabmayaan wada-hadallada Somaliland iyo sidoo kale halka uu marayo dedaalka dib loogu kobcinayo xidhiidhkii dibloomasiyadeed ee u dhexeeyey Imaaraadka Carabta.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta la hadlay HCTV ayaa sheegay inaanay jirin wax heshiis ah oo ay kala saxeexdeen Soomaaliya oo ku saabsan maalgeshiga Dekedda iyo Saldhigga Milatari ee Berbera oo dowladda Imaaraadka Carabtu fulinayso, waxaanu sheegay in xidhiidhkaasi ku kooban yahay Somaliland iyo dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Waraysigaas oo Faahfaahsan ka daawo muuqaalkan hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker