Madaxweyne is casil

Dhaman waxan salamaya saxafada madaxa banaan.

Waxan salamayaa dhalinyaradii sida hagar la’aanta aanu u wada shaqaynay ololihii xisbiga waxan qoralka igu kalifay shir aan malin xarunta xisbiga Mohamed kahin iyo Muse bixi inogu qabteen oo ay lahayeen xisbiga waddani xamar buu xidhiidh la leyey haduu xukunka qabto waddani .
Hadaba galabta waxa dhacday wasirkii Arimaha debeda ee Emirts ka oo sheegay inay mashruuca dekeda iyo saldhiga militry uu xasan sheekh saxeexay somaliland anay aqoonsan aqoon saneyna ay ka shaqaynayaan midnimada somalia hadaba cidi wa inay jeel u gasha waa on muse cadeeya inanu shaqo ku lahayn heshiiska xasan sheekh oo wa la iga qariey hadii kale oo uu qayb ka ahaa ha is casilo ilayn waa kahaainal wadan .
Ma qolo jegan la yidha ayaanu somaliland u khiyamaynaa u iibinaa Alla wayn xisbiga waddani iyo Gud cirro xaal ha la siiyo .
Warsame
adhiland123456@gmail.com

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker