WAR XOGOGAALA.
NIN KA MIDA BAARLAMAANKA SOMALILAND OO SHEEGAY INUU SAAKA LA KULMAY RAG XILDHBAANO AH OO AY BAARLAMAANKA KAWADA TIRSANYIIN RAGAA SIDA UU XILDHIBAANKU SHEEGAY WUXU KU YIDHI WAAR MAXAA ARINTA XUSEEN AXMED CAYDIID IYO INA MUUSE ABEES WAX UGAQABAN WAYDEEN, WAXAY UGU JAWAABEEN DEE MAXAANU KA QABANAA INA MUUSE ABEES MADAXTOOYADAA WADATA, HALKAANA WAR BAA KA CADAADAY.
NIN KALE OO BAARLAMAANKA KAMIDINA WUXU SHEEGAY INUU LAHADLAY NIN KU XIGEEN U AHAA NINKII URURINAAYAY TIRADII UU NIN KASTAA KA HELAY CODADKII LA TIRIYAY EE LAGU DOORTAY BAARLAMAANKA SOMALILAND KUWII SOOBAXAY IYO KUWII DHACAYBA NIN KAASINA WUXU SHEEGAY INUU XUSEEN AXMED CAYDIID KA COD BADNAA INA MUUSE ABEES.
ARINTANA WAXA LOOMALAYNAYAA INAY GACANTA KULA JIRTO CID CADAALADA KA FOG AMA DOONAYSAY INAY LABA BEELOOD ISKU DHUFTAAN, LAKIIN XAQAY TAGI CIDDII XUMAAN WADAANA WAY SOOBIXI.