Siyaasi Cabdikarriim Axmed Mooge Oo Sheegay Inay Horeba U Muuqatay In Aanay Imaaraadku Daacad-ka-Ahayn Qadiyadda Somaliland

Tan iyo maalintii ay ina soo galeen inkaar qabayaasha dadka ku adoonsada lacagtu waa Imaaraadkee, waxaan ka mid ahaa dadkii sida ba’an shakiga uga muujiyay heshiiskooda ay la galeen Somaliland! kooxaha caadifada wax ku difaaca ayaa noo arkayay qaar ka soo horjeeda khayr u soo kordhay Somaliland!!

Maanta ayay kooxahaas runtii hortooda timi ka dib markii uu Wasiiru dawlaha imaaraadku, Anwar Maxamed Qarqaash, uu waraysi uu siiyay BBCda laanteeda carabiga ku sheegay sidan!!

Heshiiska dekeda Bebera waxay ku dhacday isfaham cad oo na dhex maray dawladii hore ee Somalia, waxaanu aqoonsanahay midnimada Soomaaliya, anagu qusuliyad kuma lihin Somaliland, Safaarad kuma lehin Somaliland, waxaanu rumaysanahay Somalia mid ah!!!Image may contain: 1 person, beard, drink and text

WAX KA GURA RUNTAAT NECEBTIHIINE!

Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker