Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Oo lagu Soodhaweyey Gobolka Hawd
Bali-gubadle(OWN)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeyeย ย oo safar shaqo ku Maraya Gobolka Hawd ayaa Soo Kormeeray Goobo ay ka mid yihiin Jeelka iyo Maxakamada Gobol Degmo ee Magaalada Bali-gubadle ee Xaruntaย ย Gobolka Hawd.