Xuska Hawlgalkii Birjeex

Waxaa magaalada Gaashaamo iskugu yimid saraakiil ay ka mid ahaayeen Turki, Cabdialaahi Askar ,Maxamuud Maxamed Xayd, Maxamed Xaashi Lixle,iwm. Waxay go’aan ku gaadheen in gudaha dalka la galo qorshe balaadhan oo maamulkii xilligaa ee dhulka iminka wadanka Somaliland ah gacanta lagu dhigo,shaqana laga qabto xubnihii maamulka hayey markaa.
Markay marayaaan tuulada Samatar Axmed ayey la kulmen Cali Bashe oo gaadhigiisii Isuzu-ahaa ku qaadey ilaa Burco. Xayd iyo Lixle waxay ku hadheen Burco, Cabdilaahi Askarna waxaa soo qaadey Ina Maxamed Xariir.Turkina waxaa soo qaadey mujaahidka ku magac dheeraa Foosto ahaana taksiile,waxaana si lama filaan ah u soo raacey Cali Baaquli. Markay Berbera soo galeen dhulkuna uu bandoo ahaa ayaa wadadii la xidhay si loogu baneeyo wafdi uu Ina Siyaad Barre (Afweyne ) hogaaminayey oo Berbera ka soo degay una socday Hargeysa.

qoraalkoo dhameystiran kala bax lifaaqa ama nudka hoose:

http://farshaxan.com/His_Somaliland/SNM/Halgamaa_snm_files/Xuska_Dhacdadii_Birjeex_Mareegaha_Farshaxan_1.pdf

Fu,aad Sheekh Bahda Mareegaha Farshaxan www.farshaxan.com iyo
www.farshaxan.org

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker