TACSI Maamulka iyo masuliyiinta Wakaalada biyaha hargeysa oo mubaarig aar ka tacsiyadeeyay geeridii kutimi aabihii.

Dhamaan Maamulka ,shaqaalaha Iyo Madaxda Kale Ee Wakaalada Biyaha Hargesa Oo Ugu Horeeyo Maareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood Waxay
Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Mubaarig Ibraahim Aar Gudoomiyaha Jamacada Badar Universaty Oo ay ka tacsiyadeynayaan geeridii naxdinta lahayd ee kutimi aabihii
Alle qabriga haw nuuuro marxuuum Ibraahim Aar.
Waxaana marxuumka ilaahay uga baryeen inuu janooyinkiisa ku casuumo samir iyo iimaaana ka siiyo dhamaan ehelada qaraabada iyo shacabka somaliland ee uu ka baxay
marxuumku.

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker