Home » Archives by category » Uncategorized (Page 2)
“Madaxweyne Soonka La Idinka Caqbali Maayo Hadaydaan Adiga iyo Xukuumadaadu u gurman Shacabka Danyarta ah ee Cunaha Lagu Qabtey Maceeshada”Cabdifataax Cali

Hargeysa(OWN)- Cabdifataax Cali Cabdilaahi oo kamid ah Dhalinyarada u Firfircoon ee falanqeynta iyo Daraaseynta Dhinaca Siyaasadda iyo hogaanka Dalka ayaa tallo Wax ku ool ah oo la Xidhiidha dhibaatadda Maceeshada iyo quutal Daruuriga Dadka danyarta ah ee ku nool Gudaha Dalka Somaliland kuwaas oo ay Mudooyinkii u Dambeeyay la daris ahaa Sixirbararka iyo maceeshada. Cabdifataax […]

Continue reading …
U.S. revokes citizenship of Portland mosque’s imam

The U.S. government has revoked the U.S. citizenship of the former imam of Portland’s largest mosque after he arrived in Somaliland last week. Mohamed Sheikh Abdirahman Kariye is on the government’s no-fly list, but the government arranged for him to travel back to his homeland after reaching a settlement with Kariye in January. Under the […]

Continue reading …
Gudida Ilaalinta Iyo Dabagalka Hantida Qaranka Oo Komeer Shaqo Ku Tagay Gobolka Saaxil

Berbera (OWN) Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa safar shaqo ku tagay Gobolka Saaxil Magaalo madaxdiisa Berbera. Guddidan ayaa waxaa hogaaminayey Guddoomiyaha Guddida Ibraahim Mahdi Buubaa iyo xubnaha kale ee Guddida. Safarkan oo u jeedadiisu ahayd sidii ay Guddidu xogogaal ugu noqon lahayd hawlaha ka socda Gobolada dalka, isla […]

Continue reading …

No Comment

{ “ns”: “yt”, “el”: “detailpage”, “cpn”: “mxZB-v5wHfgvYsQ3”, “docid”: “WQKJ_C4YWQw”, “ver”: 2, “referrer”: “https://www.youtube.com/embed/WQKJ_C4YWQw?theme=light&color=white”, “cmt”: “37.044”, “ei”: “awrPXMHONom21wLi54SgAg”, “fmt”: “134”, “fs”: “0”, “rt”: “330.85”, “of”: “dgL_mxHQsqwu44TX3-5FUA”, “euri”: “”, “lact”: 3, “cl”: “246420122”, “mos”: 0, “state”: “4”, “vm”: “CAEQABgE”, “volume”: 35, “subscribed”: “1”, “c”: “WEB”, “cver”: “2.20190501”, “cplayer”: “UNIPLAYER”, “cbr”: “Chrome”, “cbrver”: “74.0.3729.131”, “cos”: “Windows”, “cosver”: “10.0”, […]

Continue reading …
Rafaadka Iyo Darxumada Soomaalidu kala Kulmaan Dadka U dhashay Dalka  Koonfur Afrika

Dhibka shisheeye nacaybka Koonfur Afrika uu baday dhallinyarada Soomaalida.   Wixii ka horreeyay 2008, Koonfur Afrika waxa ay kumannaan Soomaali ah u aheyd dhul nabdoon oo ay u hayaamaan ka dib markii uu dalkooga hooyo uu ka qarxay dagaalkii sokeeye, sidaana ay ku burburtay dowladdii dhexe. Hasayeeshee haatan xaaladdaasi waa ay isbadeshay oo waxaa Soomaalida […]

Continue reading …
Aroos-yada ka baxsan dhaqanka Soomaalida oo aad u soo badanaya . balse maxaa sabab u ah?

Todobaadkan waxaa aad loo hadal hayey guurka muranka dhaliyay ee dhex maray Idriss Elba iyo Sabriina Dhoore. Idiris iyo Sabrina Dhoore ayaa arooskoodu dhowr maalmood ka hor ka dhacay Huteelka Mandarian Hotel oo ku yaalla dalka Morocco. Xafladda arooska marka ay dhaceysay, Sabrina Dhoore waxay soo xiratay dhar cad oo qoorta ka go’an oo ay […]

Continue reading …
Waa Kuma Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir(Xoggo Badan Halkan Kaga Bogo)?. Q:2-Aad.

Akhiristayaal waxaad qaybtii koowaad ku soo aragteen dhacdooyin badan oo yaableh oo xaqiiqo ah oo dul hoganaya Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir, musuq maasuqii kala duwanaa ee uu sameeyay xiliyaddii uu Xilalka kala duwan kasoo qabtay Maamulka Dekeda Berbera, lacagtii Taagga lagu soo iibinayay ee uu cunay iyo hantida badan ee […]

Continue reading …
Jaaliyadda Islington Somali Community London Oo Baroor-diiq U Sameeyey Xaskii (AHN)  Maxamuud Siciid

Jaaliyadda Somalida Ee Islington ayaa baroor diiq usameeyey xaskii Maxamuud Siciid  ee Shil ku dhacay sanadkii hore 05 july 2018 .   Waxaanauu Maxamuud ilaahay na ugu mahad naqay    Jaaliyadda Somalida ee islington Community la garab istaageen Hiil iyo Hooba.   Halkan hoose ka daawo Maxamuud oo Jaaliayadda Islington la hadlaaya.    

Continue reading …
Gudiga Beesha Garxajis  Oo Qado Sharafeed U Sameeyey  Pro Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Pro Cali Khaliif

Burco(OWN)- Gudiga Beesha Garxajis Oo Qado Sharafeed U Sameeyey magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdher Pro Axmed Ismaaciil Samatar Iyo Pro Cali Khaliif, halkan hoose ka daawo

Continue reading …
Golaha Wasiirrada Soomaaliya Oo Yeeshay Kulan  Lagaga Hadlayo Xaaladda Amniga Dalka.

Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay Muqdisho ku yeesheen Kulan aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda amniga dalka. Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa warbixin looga dhagaystay guddiga amniga ee dhawaan uu Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u magacaabay in ay kasoo talo bixiyaan qorshaha […]

Continue reading …