Dawlada Somaliya oo Hawada Ka Sartay Telegram
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa xalay hawada ka saartay adeega lagu xidhiidho ee Telegram.
Sidoo kale 1xbet ayaa la sheegay in isna hore ay hawada uga saartay halka Tik Tok uu maalmo kooban hawada ku sii jiri doono.