Home » Archives by category » Articles (Page 403)
XUKUUMADDII UU KA XANUUNSADAY MADAXWEYNE SIILAANYO WAXAY GIRGIRE DABA U DHIIBTAY MADAXWEYNE MUSE BIIXI (QAYBTII 2AAD)

XUKUUMADDII Muse Biixi waxay la kulantay Kursi ku yimi Doorasho la kala boobay oo shacabka AAN waxaa u kala qarsoonayn oo dhiigoodu karayo, Dawlad AAN la wadalahayn oo dhinac ka raran iyo Xukuumaddii oo saami qaybsigeedu uu eex iyo qabyaaladi shaqaynayso, Musuqmqasaq baahsan oo ku dhex koray Todobadii sano ee MADAXWEYNE SIILAANYO xanuunku haleelay. Xukuumaddii […]

Continue reading …
Somaliland halkaa waxay ku soo gaadhay wada tashi & isu tanaasul.  “cid kastoo doc wareemaysana ka yeeli mayno inay hortayada ku burburiyaan”.

In dhawaalahan waxaan warbaahinta ku arkayay niman qaarkood sitaan magacyo (siyaasiyiin & madax dhaqameed) oo hawada isu marinaya hadalo aan loo baahnayn oo u badan aflagaaddo & eedeyn. Hadaladaa oo noqonaya kuwo wax-yeelaya xasiloonida & amniga aynu ku naaloono, isla markaana wax-yeelaya wada noolaanshaha muwaadiniintana sidoo kalena bulshada lagu kala fogaynayo laguna beerayo naxli, cadaawad, […]

Continue reading …
Hooyo Way dhimatay, Waxkastana Way la dhimatay. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash

Markii uu imtixaanka u fadhiistay Maxamed C/kariim oo degan waqooyiga gobolka Siinay, waddanka Masar. Waxa ku jirtay su’aal curis ah oo laga qorayay “Fadliga weyn ee Hooyada”. Waxay ku reebtay murugo badan waayo maalmahaasi ayuun bay hooyadii dhimatay. Maxamed ayaa curiskaasi ku qoray “Hooyaday way dhimatay, Wax kastana way la dhimatay”. Erayada jawaabtaasi oo aad […]

Continue reading …
Sheeko Kale: Shar Ha Arkin … Cabdisalaam Yaasiin

Sheekooyinkii hore ee murtida lahaa waxa ka mid ah sheeko ku saabsan saddex daayeer. Saddexda daayeer oo isu yimi ayaa waayaha aduunka iska waraystay. Markii ay ka yaabeen waayaha aduunku halka uu marayo, ayay ku heshiiyeen in uu mid waliba bal sida ay la tahay u muujiyo. Kii u horeeyay ayaa labadiisii gacmood indha saaray. […]

Continue reading …
Shirkada Somaliland investment Company waa Xisaab-socod (account) Casriyeysan oo khatartiisa leh.qalinkii A/rahman fidhinle UK

Shirkada Somaliland investment Company kuma laha dalka gudihiisa Rusqad iyo Liisan qaanuuni ah sidaa daraadeed habraacii iyo nidaamka loo maray ee lagu sameeyey Shirkadan Somaliland investment Company waxay baalmarsan tahay Xeer ka maalgashiga ee Somaliland Xeer/No/ 29/ 2004, Qodobkiisa 5-aad iyo Qodobkiisa 13-aad. Xeerkani wuxuu awood buuxda siinayaa  9-ka xubnood ee gudida maalgashiga Somaliland (Foreign investment board ) ku waas oo doorkoodi shaqo uu […]

Continue reading …
KAFTANKA SIYAASADA MAXAA KALA QABSADAY WERIYE KALAHAAYE IYO MADAXWEYNE FARMAAJO

KAFTANKA SIYAASADA MAXAA KALA QABSADAY WERIYE KALAHAAYE IYO MADAXWEYNE FARMAAJO Weriye kalahaaye: Madaxweyne farmaajo ii waran Madaxweyne farmaajo ; Ku waramey ayaamkan aad baan u mashquulsanahay NOO Weriye kalahaaye: madaxweyne ma badeenii Kenya inaga qabsatay baad ku mashquushay tahay Madaxweyne farmaajo: badaa keenya qaaday iyo waxaasi waa maa caleesh Weriye Kalahaaye: hadaa madaxweyne ma xuduudkeenii […]

Continue reading …
Umadda Somliland waa gob xog-ogaal ah

Qoraalkani wuxuu shaaca ka qaadayaa dareenka dhabta ee umadda Somliland wakhtigan. Iyadoo ay adag tahay, in safxad qudha lagu soo koobo heshiiskan yaabka leh ee Somaliland la gashay D.P World iyo dawladda Imaraadka oo wada jira, waxay umaddu Qoraalkan si kooban isu dul taagi doontaa dawladda Somaliland, xisbiyada mucaariidka ah ee Somaliland, dawladda Isutaga Imaaraadka […]

Continue reading …
Wasiirka arimaha gudaha oo ku fashilmay  wax ka qabashada   shaqaaqda soo noqnoqonaysa ee deegaanka  Ceel afweyn

Shaqaaqda deegaanka Ceel afweyn ayaa ah mid salka ku haysa murano la xidhiidho arimo deegaan taas oo ay beelaha walal ah ee wada dega deegaanka Ceel afweyn tiroba muddo lix jeer ay dhex maray shaqaaqdo sababtay dhawaac,dhimasho iyo barakac bulsheed. ilaa hadana ma jiro wax xal waara ah oo ay xukumadihii kala horeyey ee kulmiye […]

Continue reading …
GANACSIGII XABKAHA IYO FALEENKA MAXAA KA KHALDAN? KALA BAYDH-BAYDHA .

Muddooyinkii dambe waxaynu maqlaynay shirkado ka ganacsada xabkaha oo cabanaya,iyagana laga cabanayo,taasi waxay inoo muujinaysaa in wax badani khaldan yihiin,waxaa iyana muuqata in dawladdu dhex muquurtay waxna aanay ka qaban,waxaa dhici karta in aanay qorshe iyo siyaaasad u degsan lahayn ama aanay daacad ka ahayn,marka laga hadlayo arrimaha wax soo saarka dalka iyo horumarintiisa dhawr […]

Continue reading …
Uur  Cadde  Maxaa Luray  ee  uu Qawlallada  uga Xunbaynayaa ? W/Q Mubaarik keyse Fooje.

Waxaan  aad  ula yaabay  Oo  aan  Warbaahinta Madax Banaan ka daawaday Xooghayii hore  ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane  Maxamed Uurcadde  Oo  Cadhaysan  isla markaana Aan Qirsanayn Xil ka Xayuubintii Xisbiga ee lagu Sameeyay Kolkaan  warysi  Galbnimadkii Maanta Daawaday  hada Caawa waxaan Daawaday Mid kale Oo Hc Tv  Barnaajnika hal Adayg lagu warysanaayo Run […]

Continue reading …