Home » Archives by category » Articles (Page 357)
Saddexbaa Wallaahiya: Soomaali Wayneey Wacadbaa Innoo Yaal.

Saddexbaa Wallaahiya: Soomaali Wayneey Wacadbaa Innoo Yaal.    

Continue reading …
Inaalilahi wa inaa ilahi rajacuun

Inaalilahi wa inaa ilahi rajacuun Noole ba waa dhinte Waxa  geeriyootay  hooyadii dhashay inaabtigay  ahaana jiray Ex wasiirkii hore ee xukuumadii Dahir Riyaale. cabdillahi Mohamed Xaji ducaale oo ahayd hooyadii dhashay wasiirka. Xalwo Ali  Geeridu waa xaq Hadana waykala Xanuun iyo naxdin badantahay.  Anagoo ah qoysaska reer Ahmed Aden Ali  Goodir  iyo Reer Mohamed Aden […]

Continue reading …
Jigjiga Xoraynta! Somali xumaynta by Amir Bidde

Waxa shalay xarumaha dawladda la wareegay ciidanka federaalka  Itoobiya kadib markii uu madaxwaynaha degaanku ka madax adaygay amarada Addis Abeba. Waxaynu shaashadda ka daawannay barlamaanka deegaanka oo muusannaabaya. Cajiib niman masuuliyiin isku sheegaya oo shicibka Soomaalida kicinaya oo ku tirtirsinaya inay Oromada xasuuqaan. Ujeeddo ra’iisal wasaarahaa Oroma ah ee ha lalaayo oramada iyagoo leh. Hore […]

Continue reading …
Soomaalida Itoobiya xaggay ku socotaa?

Yuhuud Nabiga iyo muslimiinta shirqool halis ah u dhigay ayaa aakhirkii la soo qabqabtay. Kolka iyaga oo xiran oo hadba koox loo yeerayo ayay ninkii madaxda u ahaa ku yiraahdeen maxaad u malaynaysaa in la ina ku samaynayo?. Wuxuu ugu jawaabay meel kasta wax garan maysaan miyaa?. Wallaahi wax kale maahee waa gawrac. Dad waaweyn […]

Continue reading …
Raysal Wasaaraha Itopiya Abiy Axmed, dhulkii uu siiyey Eritareya talaw muxuu ku badalan doonaa? W/Q: Khadar Ibrahim Aar.

Madaxwaynahii Geeriyooday ee Dalka Ciraaq Saddaam Xusseen waxa uu dagaal laxaadle la galay Dalka Iiraan sanadku markii ahaa 1980 .Ciraaq waxa ay kula dagaalantay Iraan dhul ay sheeganaysay ,waxaa lagu qiyaasa dagaalkaasi Ciraaq in ay kaga dhinteen Askar dhan 120,000 kagana khasaareen maal aad u farabadan ,halka ay Iraan sheegatay in ay kaga dhintaan dagaalka […]

Continue reading …
Ka Erya Oromo dhamman dalalka ku hadla af soomaaliga Erya

Oromadu xasuuq badanbay ku samaysay dadka Soomaaliyeed ee ku nool Itoobiya. Taasi waxa lagaga jawaabi karaa in dalalka soomaaliyeed ee Somalia/Somaliland/Djibouti ay dalalkooda ka eryaan oromo. Markaa waxanu leenahay Erya Oromo iyo cida soo taageeraysaba.    

Continue reading …

GABAY KALA MAAN

No Comment
GABAY KALA MAAN

DALKA IYO DADKIISIYO CABDI MAANTA KALA MAAN     ACW aad waxan halkan uga salmayaa saxafada waxa la xaqiijinayaa inuu ninkan raamaha leh uu ahaa askari ka qayb galay dagaalkii 1977 dagaalkii dhex maray soomaaliya iyo itoobiya hadaba dhawaan markii xukunka oromadu ay la wareegtay ayaa ninkan la soo daayay isagoo xidh naa,41 sanadood ma […]

Continue reading …
SOMALILAND ; WHERE IS SULDAN MOHAMED MUSE CUNNE ,,,,,, FREE SULDAN

To Whom It May Concern, We wish to appeal to you on be half prisoner of conscience Elder Suldaan Mohamed .M.F. Deyr Unne  who is  the subject of our deepest concern . Suldaan Unne also known as peace activist Suldan is unlawfully arrested in Burao at main Mosque while praying calmly after ending his fasting day . During the […]

Continue reading …
Halka uu ka Bilaabmo Khilaafka Wasiirka,Ku Xigeenka iyo Agaasimaha guud !

Had iyo goor waxaa dhagaha Dadweynaha ku soo dhaca oo ku soo noq-noqda Wasiir iyo ku Xigeenkiisa oon aan isu san-banaanayn, ama Wasiir iyo Agaasimihiisa oo la kala jiidayo oo fiintu ay dhex miranayso, waxaa kale oo jira murano culus oo had iyo goor Wasaaradaha iyo Xarumaha Maamulka dawlada ka jira oo aan inta badan […]

Continue reading …
SOMALiLAAN: Dhexdhaxaadintii ONLF iyo ETHIOPIA ( EPRDF)

Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa martiqaad rasmi ah ka helay xubno ka tirsan baarlamaanka Ingriiska , una olaleeya gooni-isu-taagga Somaliland. Waxaa safarkaas ku wehelinayey Guddoomiyaha Gollaha Guurtida Sheekh Ibraahim , Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Qaybe , Xaaji Cabdi Waraabe iyo xubno Wasiiro ah. Waxaa maalin maalmaha ka mid ah telefoon u soo diray Madaxweynaha Guddoomiyaha Jabhada […]

Continue reading …