Dhalasho Farxad Leh

Reer Maxamed Jaamac oo ay Ugu horeyso Hooyo Saynab  Xasan Cilmi Ayaan Maxamed Jaamac Iyo Saygeeda Nimco Maxamed Jaamac Iyo Saygeeda iyo Caruurteeda Deeqa Maxamed Jaamac Iyo Saygeeda Hodan Maxamed Jaamac Maxamuud Maxamed Jaamac Iyo Caruurtiisa Cabdi Raxmaan Maxamed Jaamac Cabdi Kariin Maxamed Jaamac Cabdi Jibaar Maxamed Jaamac Dhamaan waxa ay hambalyo dhalasho farxad leh u diraan.

 

Cali Axmed Jaamac Iyo Marwadiisa Khadra Maxamed Jaamac oo Gabadhi ugu Dhalatay Cusbitaalka Gar Gaar ee Magaaladda Hargeysa inantaasi oo loo bixiyey Nimco Hodan Cali Axmed wax ay leeyihiin Eebbe haka dhigo Tii diinteeda iyo Dadkeeda iyo Dalkeedaba  anfacda. Aammiin…. Ammiin..

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker