Guddoomiye Xirsi oo Kaga Dhawaajiyey Farriin Liddi ku ah Hanka Musharaxnimada Cabdiraxmaan Cirro

Hargeysa (OWN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeeyey inuu jabiyey qodobbo ka mid ah dastuurka dalka.

Guddoomiye Xirsi Cali oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay xarunta xisbiga, ayaa sheegay inuu madaxweynuhu ka tallaabsatay qodob dastuurka ka mid ah oo tilmaamaya shuruudaha looga baahan yahay cidda madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa loogu dooranayo dalku inaanay haysan karin baasaboor ajaanib ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker