Wadahadalada Masar, Suudan iyo Ethiopia Oo Mar kale Galay Xaalad Cakiran

Shirka dowladaha jaarka ah ee Masar, Suudan iyo Ethiopia ayaa mar kale galay xaalad cakiran kadib markii ay gaadhi waayeen hedhiid ku aadan Xiisadda Biyo-xidheenka webiga Nile.

Biyo-xidheenka oo ay dhisayso Ethiopia, ayaa Masar iyo Sudan waxay u arkaan halis amni oo ay waajahayaan dadkooda iyaga oo rumeysan inuu yareyn doono biyaha kasoo gaadho webiga.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker