Danjire Muniir Abusite Oo Ku Guulaystay in Dawlada Imaaraatku Ogolaato Shahaadada Waxbarashada Somaliland.

Danjire Muniir Abusite Oo Ku Guulaystay In UAE Ogolaato Shahaadada Waxbarashada Somaliland.

 

Wakiilka Somaliland ee dalka Imaaraadka Carabta, danjire Muniir Xaaji   Cabdillaahi Abusite ayaa ku guulaystay inuu dawladda UAE ku qanciyo inay
Ogolaato shahaadada waxbarashada ee dalka JSL.

 

 

Bahda waxbarashada ayaa soo dhaweeyay talaabadan oo ay Ku sheegeen inay  tahay mid kor u qaadaysa niyadda ardayda reer Somaliland.  Wakiil Muniir,

Ayaa la sheegay in afartii bilood ee u dambeeyay uu hawshan ka  shaqaynayay oo uu dedaal u galay inuu dawladda UAE ku qanciyo inay  ogolaato shahaadada waxbarasho ee JSL.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker