Ogeysiis ku socoda jaaliyada reer Somaliland ee dalka Maraykanka Soo dhaweynta hogaanka cusub ee beesha Sacad Muuse ee gobalka Minnesota
Gudida qaban qaabada soo dhaweynta hogaanka cusub ee beesha Sacad Muuse ee reer Sheikh Isxaaq waxa ay ku marti qaadaysaa bulshada somaliyeed iyo mid Somaliland ee ku dhaqan gobalka Minnesota inay ka soo qayb galaan kulan mihiim ah oo ku saabsan soo dhaweynta iyo isbarashada hogaanka cusub ee beesha Sacad Muuse oo dhawaan lagu doortay magaalada Minneapolis ,
Sidoo kale into socdo kulanku waxa loogu ururin doona qaadhaan lagu taageero bulshada reer Somaliland ee ay waxyeeleeyn duufaanadii ka dhacay gobalada xeebta sida darteeda waxaana mar labada lagu adkaynayaa inaad nagala soo qayb gashida kulankaas markay taariikhdu tahay 09/01/2018 goobtuna waa :-
312 WEST Lake St SUITE 202 , Minneapolis, MN 55408
Gudoomiyaha gudida qaban qaabada kulanka
Abdinaasir Ahmed( farjano)
Email: farjano111@gmail.com