Dadweyne Gadoodsan oo Mudahraad la Hortagay mid ka mida Shirkadah Laaydhka

Dadweyne ka gadoodsan qiimaha korontada ee la kordhiyay ayaa hortagay mid kamid ah Xafiisyada Shirkada Sompawer,Taasi oo ka mida  shirkaddaha bixiya Laydhka ee magaalada Hargeysa. Shacabka ayaa ka cabanaya qiimaha Korontada ee kor loo qaaday, iyadoo nolosha shacabka Somaliland muddooyinkii u dambeeyay ahayd mid sii qaaliyoobaysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker