Miyaa filayseen SALAAN

Miyaa filayseen S /LAAN

 KEENE IYO KORDHIYE

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib miyaad filaysay S /LAAN

Ayaa inan yar oo dhawr iyo labaatan jiri laba sannadood gudahooda

Uu ku noqon milyan dheer isagoo aan meela ushaqa tegin

Bakhtiyaa-nasiibna aan helin.

Miyaadse filaysay iyadoo taasi jirto in hadana xaaskii  MAXAMED CALI

Dhakhtar loo waayo oo aad filaysay in LIXLE inankiisii shaqada sabab li,i

Lagaga eryo .

Kordhiye . saaxiib boqolaal wax oo aan la filayn ayaa soo baxy waa nasiib

Darada ku dhacday dalkii boqolaal kun u shahiideen

Naf iyo maalba aynu ku weynay inay toban daaquud iyo boqol guulwade

Maamulaan waa habaar umadan ku dhacay

Wuxuunbaan odhan lahaa halla ducaysto in ilaahay waxan ka dul qaado—

 

 

Guuleed liibaan  snm1710@livecom.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker