Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa mooshin deg deg ah u gudbiyey shir-guddoonk Golaha.

Mooshinkan ayaa ay xildhibaanadu ku dalbanayaan in kaabis iyo wax ka badal lagu sameeyo xeer-hoosaadka golaha. Waxaana loo badinayaa in wax ka badal lagu sameeyo Tirada xil ka qaadista shirguddoonka oo xeer hoosadka Goluhu dhigayo 55 Xildhibaan.
Markii xildhibaanada mooshinka soo gudbiyey la tiriyey ayaa guddoomiye ku xigeenka koowaad ku dhawaaqay in uu mooshinkaasi buray taas oo golaha ka dhalisay buuq iyo sawaxan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker