Shaqaalo Tiro badan Oo ka Cabanaya Mushahar La’aan

Qaar ka mid ah saddexdii boqol ee shaqaalaha ahaa ee xukuumadda Somaliland shaqaaleysiisay sannadkii hore, ayaa iyagoo ka cabanaya mushahar la’aan iyo in wasaaradihii lagu qorey ay diideen waxay cabasho la hor tageen hay’adda shaqaalaha dawladda.

Hase ahaateee waxaa cabashada shaqaalahaasi waxba kama jiraan ku tilmaamay guddoomiye ku xigeenka hay’adda shaqaalaha Somaliland Cabdikariin Maxamed Cali.

Shaqaalahan ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu dhowr jeer oo kala duwan fagaareyaal ka sheegay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker