Xukuumada Somaliland oo shaacisay Qorshe lagu xakamaynayo Baraha Bulshada

Xukuumadda Somaliland ayaa Axaddii sheegtay inay sameyneyso xeer lagu sakameyn doono adeegsiga Baraha Bulshada, gaar ahaan ‘warxumo-tashiilka iyo wararka been-abuurka ah’ iyo wixi la mid ah.

Arrintaan waxay kasoo baxday shirka sannadlaha ah ee Wasaaradda Isgaarsiinta Somaliland.

Xeerkaan cusub iyo dhammaan qodobadi looga hadlay shirkaas, ayaa waxaa laga wareystay, Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Dr Abdiweli Sheekh Abdilahi Suufi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker