Guddoomiyaha Ururka ONLF Oo Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ku Tilmaamay Muqadas.

Guddoomiyaha Ururka ONLF C/raxmaan Sh Mahdi Maadey oo Saxaafadda kula hadlay gudaha magaalada Jigjiga ayaa sheegay in Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya yahay mid muqadas ah, isla markaana aan la aqbalayn siyaasad kasta oo taa kasoo horjeeda.

 

Waxa kale oo uu Guddoomiyuhu sheegay in Ururka ONLF aaminsan yahay aayo katashiga buuxa ee umadda Soomaaliyeed arrintaas oo dhiig badan usoo daatay waa siduu hadalka u dhigayee.

Hadalka Guddoomiyaha ayaa kusoo aadaya xilli Xisbi cusub oo lagu badalay xisbigii EPRDF laga dhisay dalka, isla markaana ku jiraan Xsbiyada kale ee ka taliya degaanada dalka marka laga reebo Tigreegga oo kale biyo diiday Xisbigan cusub oo EPP lagu magacaabo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker