““Waxay Soomaalida danu ugu jirtaa inay dowladnimada ilaashadaan,…. “

Muqdisho (OWN) – Sii-hayaha wasiirka Arrimaha Debadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan fahamka dowladnimada ee dadka Soomaaliyeed.

Wasiir Cawad ayaa sheegay in xil loo kala cararo aysan ku hormari karin dowladnimada Soomaaliya, waxuuna hadalkan ka jeediyay xaflad lagu daahfurayey xarun cilmi baaris oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

 

 

“Waxay Soomaalida danu ugu jirtaa inay dowladnimada ilaashadaan, dowladda casriga ah qof kaliya ma maamuli karo, madaxweyne saf loo galo iyo wasiir saf loo galo dowlad kuma hormarto,” ayuu yidhi Axmed Ciise Cawad.

Waxa uu sheegay in hanaanka kaliya ee dowladi ay ku hormari karto uu yahay nidaam dhisma, balse dadka Soomaaliyeed aysan ehel u heyn kala

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker