WAA LA DEG DEGA YAA

WAA LA DEG DEGA YAA

KEENE IYO KORDHIYE

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib

Maxaa keena deg dega xukuumadda ee faraa badan

Kordhiye. Saaxiib horta muddo waynagii iskaga hadhnay

Arimahan faaladooda markaynu aragnay dadkan aynu

La hadlaynaa inaanay kala jeclayn in wax loo sheego iyo

In laga aamuso qofka is yidhaa wax usheegna cay  iyo xadhig

Uun uu korodh sanaayo waa kuwa ay gaadhi karayaan ee aan

Innaga ahayn hadana waxaynu usoo noqonay xilbaa inaga saran

Umadda iyo dalkeenaba.

Haddaan kuu jawaabo degdegan xukuumada waxa keeneya

Iyagoo aan isku kalsoonayn waxa keenaya baqe ku jira

Waxa keenaya iyakoo aan daacad ahayn

Wax keenaya tuuga nimada waxa keenaya aqoon daro baahsan

Markaa waxaas oo dhami markay isbiirsadaan waxa imanaya

Khal khal maskaxeed taasina waata ugu daran ee ay isugu

Meeraysanayaan .

Alla ha sahlo

Guuleed liibaan snm1710@live com.uk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker