Ciidamada Isra’iill ayaa ku sheegay tirada askarta uga dhimatay Qasa

Ciidamada Israa’iil ayaa maanta oo Axada sheegay in askari kale looga dilay dagaallo ka dhacay koonfurta Marinka Qasa.

Haddaba, tirada dhimashada ciidanka Israa’iil, marka la eego xogta rasmiga ah, waxay gaaraysaa 522 askari, tan iyo markii uu dagaalku qarxay bishii Oktoobar, iyo 188 tan iyo markii uu billowday hawlgallada milatari ee dhinaca dhulka ah ee Israa’iil ku qaaday Qasa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker