Haween Sheegtay In Madaxweyne Muuse Biixi Dhul Ku Haysto ” Madaxweyne Markad Hargeysa Soo Gashay Bloodh Maad Lahayd”
Haween Sheegtay Mulkiyada Dhulka Muuse Biixi Ka Dhisanayo Madaxtooyada , Bandoona Lagu Soo Rogay, fariin u diray ” Madaxweyne Markad Hargeysa Soo Gashay Bloodh Maad Lahayd” , halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.