Maxaa Ka Jira In Garaadadda Sool Ku Dhawaaqayaan Gole Baarlamaan

Garaadada Gobolka Sool Oo Shaacin Doona 45 Xubnood Oo Ay Ku Sheegen inay Yihiin Xubno Baarlamaan

Saami Qaybsiga 45 Xubnood

1. Dhulbahante 40 xubnood

2. Fiqishini 3 xubnood

3. Geri koombe 1 xubin

4. Gabooye 1 xubin

Sida Dhulbahante u kala qaatay 40 xubnood

1. Maxamuud garaad 14 xubnood

2. Faarax garaad 13 xubnood

3. Bahanugaaleed 13 xubnood

Sida Maxamuud garaad u kala qaatay 14 xubnood

1. Ugaadhyahan 8 xubnood

2. Jaamac siyaad 5 xubnood

3. Cumar wacays 1 xubin

Faarax garaad sida uu kala qaatay 13 xubnood

1. Axmed 5 xubnood

2. Barkad 4 xubnood

3. Bahaharsame 4 xubnood

Bahanugaaleed sida ay u kala qaateen 13 xubnood

1. Qayaad 2 xubnood

2. Xasan ugaas 2 xubnood

3. Khaalid 2 xubnood

4. Hayaag 2 xubnood

5. Maxamuud ugaas 1 xubin

6. Xaamud ugaas 1 xubin

7. Maxamed muuse 1 xubin

8. Hinjiinle ( aadan cabdalle) 1 xubin

9. Yaxye cabdalle 1 xubin

Magacaabista Xubnahan Ayaa La Filaya In La Shaaciyo Isla Todobaadkan,Sidoo kale huwanta Ka Dagaalamaysa Gobolka Sool Ayaa Qorshaynaaya inay Dagaal qarsoodi Ah Ku Qaadan Ciidanka Qaranka Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker