Xisbiga WADDANI Oo Kordhiyey Wakhtiga Qabashada Codsiyada Musharraxiinta

Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa shaaciyay maalmo kooban oo lagu daray wakhtiga qabashada codsiyada Musharraxiinta u taaggan Wakiillada iyo Goleyaasha deegaanka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker