Muuse Biixi wuxuu ku andacoodey, Dhalinyaradii Hargeysa & kuwii Jeegaanta wey wada shaqeeyaan

Muuse Biixi wuxuu ku andacoodey, Dhalinyaradii Hargeysa & kuwii Jeegaanta
                                               wey wada shaqeeyaan, Saraakiishii & SchoolShip ayaan uwada dirnay, ee Bari &
                                              Burcooy Tahriiba, Magafe u taga, Xamar shaqo u doonta, Shaqo idiinma hayne yaaca.
Muuse Handaraab, wuxuu yidhi Ardeydii Reerkayaga & kuwii Jeegaantu, School Ship ayaan u diranay, Hargeysa
ayey wada shaqo tagaan, oo Agaasimayaal & xafiisyadii ayey wada fadhiyaan, Baabuurti ayey wataan.
Bal Hadaba, Bile Indha case wuu mirqaansanaa, ama muu sirkhaansanaa kolkuu Ardeydii la hor yimid tahriiba
Magafe isu dhiiba, xamar taga, & Butland.
Muuse dagaal Ooge wuxuu Askar wada sirkhaansan ku andacooda ku yidhi, waxaad caydaan ood tidhaahdaan
Caare Reer Sool buu laayey oo weliba waanu ku dalacsiinay, oo waa dhiigya cab.
Saraakiisha ku andacoodey Caare ayaa Dad laayey, Muuse Dagaal Ooge sawkii laayey Garxajis Anigoo wax dili
kara duco qaadan maayo, Muuse Shaani & Siilaanyo sawkii ay Kalshaale Xabada la dhacay ee dhiiga Dadka
daadiyey.
Siilaanyo, Muhnad, Cali Mareexaan sawkuwii laayey Reer kalshaale Kaara mariyey, sawkii Ceel afweyne Sacad
Yoonis Kaahin & Muhnad 7 saleebaan gaal & Muuse Dagaal Ooge laayey.
Hadaba, saraakiisha ku andacoodey Caare ayaa dad laayey oo la dalacsiiyey, Hadaba Siilaanyo Kalshaale yaa
ka cafiyey, Muuse Shaani Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo yaa cafiyey, Ceel afweyne sawkaa Kaahin
ka wada.
hadaba, Muusaw, Kaahinaw, Taaniyaw Dagaal oogayaal, & S/.Gaal & Siilaanyo sawdinka ku dalacay dhiigii
Umada RRU, & Anigoo wax dili kara duco qaadan maayo & Kalshaale & ceel afweyn, kolkaa kuwa araakiisha
ee ku andacoodey Caare Dhiig buu galay oo waanu dalacsiinay.
Caare Waa xaq u dirir, Muuse & Kaahin & Taani ka xoreynaya, ee Cadaalad doona.
wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker