War Deg Deg Ah: Sheekh Mukhtaar Roobaw Oo La-Filayo Inuu Ka Tanaasulo Musharaxnimadii Koonfurta Galbeed

Wararka Soo gaadhaya Xafiiska wararka ee Oodweynenews,ayaa sheegaya in la qorsheeyay inuu goor dhaw uu si  furan ula hadlo Saxaafadda,Sheekh Mukhtaar Roobaw,taas Oo uu ku shaacinayo inuu ka tanaasulay Musharaxnimadii Madaxweyne ee Maamulka Koonfur galbeed ee Somaliya,isaga Oo todobaadkii dhawaa laga Soo xidhay Magaaladda Baydhabo,iyada Oo u haatan ku xidhan yahay Xarunta NISA ee nabad-sugidda Somaliya.

Waxii warar Soo kordha kala soco Oodweynenews.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker