LABA KATIINADOOD

LABA KATIINADOOD

Keene iyo kordhiye.

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan ku wey diiyay

Beryahan maad hadlin adduunkii oo dhamina isku dhabaq

Dawladaa wixii tijaari haddaanay sheer la noqon hantidooda

La wareegaya bal ii waran .

Keene.saaxiib waa sidaa aad sheegtay waxaan uaamusay waxaynu

Ku dhex jirraa laba KATIINADOOD  aanay midina damiir lahayn

Iyo dad nimo toona .

Waxa layidhi jabuuti ayaa gudaha S/LAAN kugu xidhaysa intay

waxaaga boobto inta aad S/LAAN la tagtayna way kaaga

Daba imanaysaa oo iyadaa xukunta  S/LAAN

Waxa kaloo la yidhi waxaynu noqonay maamul goboleed

Jabuuti ka tirsan

Markaa anigu saaxiib nin weynbaan ahoo ma xamilayo jiidjiid

Ee waan iska aamusayaa INTA WAX LAYSKA CELINAYO

 

 

Guuleed liibaan

snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker