Daao:- “Gobolka Qudhaata Een Waxba Laga Hayn Waa Gobolka Sanaag” Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland.

Boorama:- (OWN) Taliyaha Ciidanka Milatariga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Oo Deeq Xoolo Ah Oo Reer Awdal Ugu Tala Galeen Ciidanka Milatariga  Kulana Wareegayay Magaalada Boorama Ee Gobolka Awdal Ayaa Sheegay In Gobolka Kaliya Ee Aan Ilaa Hadda Wax Deeqa Laga Hayni uu yahay Gobolka Sanaag Taliyaha ayaa intaa Sii Raaciyay In Gobolka Aan Deeqda Laga hayn Uu Kasoo Jeedo Wasiirkka Gaashaan-dhigga Somaliland Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Taliyaha

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker