Waxaa Socda Hawgalo Geela Lagaga Saarayo Magaalada Hargeysa

Waxaa Maalintii labaad waxa magaalada Hargeysa ka socda hawl-gal dawlada hoose ee caasimada Hargeysi ku uruurinayso geela dhex jooga caadimada, kaas oo uu dhammaaday xilligi loo qabtay in dadka lehi ay kaga saaraan magaalada.

Dawlada hoose ee caasimadu waxay diyaarisay goob lagu hayo geelaas ay soo qabteen, iyadoo hawl-galkaasina sida ay sheegeen uu socon doona illaa inta magaalada laga wada saarayo geela joogga.

Amarkan ayaa iyana waxa ku jirtay in xilli cayiman oo aan weli la gaadhin magaalada lagaga saaro adhiga iyo lo’da.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker