Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyey In Dib Loo Dhigay Shirweynihii Xisbiga & Su’aalo Warbaahintu Weydisay

Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa shaaciyay in dib loo dhigay shirwaynihii 4aad ee xisbigaas oo ku mudaysnaa in la qabto bisha June ee sannadkan.

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheeree ayaa warbaahinta u sheegay in shirkii xisbiga dib loo dhigay, muddo aan cayin nayn.

Gudoomiye Axmed oo arrintaasi ka hadlaya ayaa waxaa uu sheegay in aanu qabsoomayn shirkaasi illaa inta uu jiro xanuunka dunida aadka u fidaya ee Covid-19.

 

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker