” Cali Mareexaanow Garxajis dambe oo la isugu tegayaa ma jiro eh lambarkaaga xejiso ” Siyaasi Cali Guray

HADDA SADARADA DHEXDOODANA WAAN AKHRIYI KARAA OO SHISHE IYO SOKEBA SAWIRKAN WAAN U FAHMI KARAA
In Wasiir hadalye halkaa ha ku joogo. Habarjeclo cid dayn ku leh oo ka doonaysaa ma jirto eh ha loogu dhaarto Wasiirka. Garxajis iyo Awal way u siman yihiin. Sadexdan midna wax aanu xaq u lahayn ma doonayo daandaansiga ha ka daayo Cali Mareexaan.

Cali Mareeexaaanow Garxajis dambe oo la isugu tegayaa ma jiro eh lambarkaaga xejiso af jooga looma adeego eh. Guddoomiyaha Waddani waad taqaan in aanu sadexdan midna ahayn hadii aad isaga wax odhanayso iyo hadii kaleba. Cabdiraxmaan iyo Faysal labaduba wax gar ah ayay ka hadleen annaga ayaa raali ka ah ee adigu shaqo kale daydayo. Laba musharax oo la tartamaya Muuse Biixi anagu qabyaalad uma aragno ee laba muwaadin oo xaq u leh ayuun baanu u aragnaa. Way noo hiilinayaane adigu ha naga hiilin wax nooga miciina anagaa u baahan kursiga Muuse ku fadhiyo eh.

Waxaa qoray Siyaasi Cali Guray

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker