Ciyaaraha gobollada Somaliland kulanka maanta ee labada gobol Hawd iyo Daad-madheedh

Waxa maanta ciyaar si weyn loo wada sugaya ay ku dhex maraysa garoonka hargaysa labada gobol ee hawd iyo Daad-madheedh, waxanu isku arkayan wareega semi-final oo noqonaya in mid kiibada u gudbi doono Final oo ciyaarta ugu danbaysa tartanka
Labada gobol ayaa waxa u kala ciyaara ciyaartooyo fican oo ka ciyaara caasimada hargaysa waa ciyaartooyo in badan soo wada ciyaaray.
Somaliscore oo ah adeega loo yaaqan livescore ayaa waxa idin diyaarayay sidii ay ciyaarihi hore u ciyaarin iyo kulamadii kuwan ka horeeyay
Halkan ka dheego
https://somaliscore.com/match/hawd-daad-madheedh-2020-11-13/

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker