Hay’adda Xuquuqul insaanka ee Amnesty International oo Israa’iil ku eedaysay inay adeegsatay hub la mamnuucay

Baaritaan ay samaysay hay’adda xuquuqul insaanka ee fadhigeedu yahay Ingiriiska, ayey ku sheegtay in “lagu ogaaday in ciidamada Israa’iil ay si aan kala sooc lahayn oo sharci darro ah, ay u adeegsadeen hubka fosfooraska cad ee weerar ka dhacay Dhayra, koonfurta Lubnaan 16kii Oktoobar. Weerarka waa in loo baaraa inuu yahay dambi dagaal.” ayey hay’addu ku tiri qoraal ay soo dhigtay barteeda X ee hore loo odhan jiray Twitter.

Waxaa jiray eedayma hore oo sheegayay Israa’iil ay hubkan dunida ka mamnuuca ah u adeegsatay Qaza.

Social embed from twitter

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker