Waa Maxay Dhibaatada Ugu weyn ee Heysata Dhalinyarada?

Qeybo ka mid ah dhibaatooyinka waaweyn ama yar yar ee haysta dhalinyarada waayadan kuwaasoo ay xal u raadinayaan ama u heli la’yihiin:

Hadaba Shabakada Badweyntime Qeybteeda Arimaha Bulshada ooga Bogo. Lagayaabaa Adiga qudhaadu Inaad Halkaan Aad Iska Dhex aragto.

1. Isbedel dhab ah sidi ay u sameyn lahaayeen
2. Guul Nolosha sidi ay u gaari lahaayeen
3. Guur iyo Guri sidi ay u sameyn lahaayeen
4. Shaqo fiican sidi ay u heli lahaayeen ama dallacaad tan ay hada joogaan
5. Jaceylkooda inuu dhab yahay sidi ay isugu cadeyn lahaayeen
6. Waxbarasho ama imtixaanka siday u gudbi lahaayeen
7. Dhafar ama soo jeedka sidi ay isaga jari lahaayeen
8. Sidi ay Caan u noqon lahaayeen
9. Ganacsi cusub sidi ay u abuuri lahaayeen ama dhaqaale u sameyn lahaayeen
10. Tolkood ama Siyaasi ay isku reer yihiin sidi ay u difaaci lahaayeen
11. Xiriir ka xumaaday ama qof ay kala hareen sidi ay u hilmaami lahaayeen
12. Qofka xanta, wax ka sheega ama caaya sidi ay isaga dhicin lahaayeen
13. Is tus-tus iyo siday u soo bandhigi lahaayeen dhar qaali ah oo ay xiran yihiin, Mobile-ki u dambeeyay, saacad sare ama gaari yar
14. Sawir qurux badan oo ay Suuq ku helaan sidi ay u geli lahaayeen

Dhibaatadee ayaa adiga ku haysa oo aad xal u la’dahay?

Waxaan Rajaynaa Inaad Nala wadaagi Doonto.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker