Daawo:- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Somaliland oo ka hadlay Qaraxii Xalay ka dhacay Buuhoodle.

Hargaysa:-(OWN) Cabdirashiid Ducaale Qanbi oo ah Wasiirka Wasaaradda Hawlaga Guud Ee Somaliland ayaa ka hadlay Qaraxii Xalay Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle iyo Khasaarha uu gaystay wasiirka oo kasoo jeeda Buuhoodle aya Sida oo kale Faah-faahiyay Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxa iyo Cidda Loo Tuhunsanyahay Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker