Weerarkii Hotel Xayat Muqdisho oo Wali Socda.

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran, ayaa soo afjaray inta badan Howlgalkii ka socday Hotelka Xayaat, waxaana jira Qaraxyo Caagado ku jira oo ay Shabaabku ku xireen Qaybta Saddexaad ee Hotelka, kuwaasi oo ay Qarxinayaan Ciidanka ammaanka, ay inoo xaqiijiyeen Saraakiisha ciidanka.

Qaraxyada Caagadaha ku jira qaarkood waxaa gacanta ku dhigay ciidanka sida ka muuqata Sawirada, halka kuwa qaarna la qarxiyay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker