Beesha Caalamka & Ururka Midawga Yurub oo war Cusub ka soo Doorashooyinka Somaliland.

Dalalka Bulshadaa caalamka ee Somaliland ka taageera Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda, ayaa ugu baaqay Madaxda Siyaasadda ee Somaliland in ay caddeeyaan jidka loo dhan yahay oo marayo doorashooyinka soo socda ee Somaliland, iyada oo loo raacayo hanaan wada tashi loo midaysan yahay.
Waxa kale oo dalalkan Bulshada caalamku sheegeen in ay muhiim tahay in la bilaabo oo la diyaariyo diiwaan gelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka ee ay Komishanka doorashooyinka Somaliland gacanta ku hayaan, si loo dhamaystiro ka hor wakhtiga doorashada soo socota ee madaxtooyada.
Beesha caalamku waxay ballan qaaday in ay sii wadi doonaan taageerada ay siiyaan Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker