Qof Ku Dhintay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Gobolka Saaxil

Allaa haw naxariistee hal qof ayaa Ku dhintay shil baabuur Oo ka dhacay jidka u Dhaxeeya deegaanka Galoolay Iyo Sheikh.
Maydka qofka dhintay ayaa laga soo hoos saari kari waayay baabuurka oo ku jiifsaday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker