Meydadka dad tahriibayaal ahaa oo laga soo saaray xeebaha Tunisia

Ciidamada ilaalada xeebaha Tunisia ayaa sheegay in ay soo saareen meydadka afar qof oo tahriibayaal ah kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay xeebaha magaalada Sfax.

Bilihii la soo dhaafay dad badan oo tahriibayaal ah ayaa ku qaraqmay badda iyagoo isku dayay inay Yurub ku gaaraan doonyo yar yar oo ka yimid Tunisia iyo Libya.

Qaar badan ayaa ka cararaya colaadaha iyo faqriga Afrika iyo Bariga Dhexe ka jira .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker