Magaalada Burco Oo Laga Mamnuucay Xafladaha Ay Iskugu Yimaadaan Ragga Iyo Dumarka.

Burco-(OWN)-Maamulka Somaliland ayaa soo saaray amarro hoteellada iyo goobaha kale ee lagu caweeyo ee magaalooyinka Somaliland looga mamnuucayo inay furaadaan wixii ka dambeeya habeenkii 11:50 daqiiqo.

Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Diiriye Muuse ayaa warkan maanta ka sheegay telefishinka dowladda.

Geesta kalena magaalada Burco ayaa la sheegay in sanadihii ugu dambeeyay laga mamnuucay Aroosyada ay ragga iyo dumarku iskugu yimaadaan ee lagu qabto Hoteellada.

Sidoo kale qaar ka mid ah Hoteellada ku yaala magaalada Burco ayaa dhawaan soo saaray g’aan ay ku mamnuucayaan in sawiro lagu galo.

Natiijada sawirka burco\

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker