Daawo Munaasibadda Ciidal-fidriga Oo Siweyn Looga Tukadey Magaalada Ceerigaabo
Ceerigaabo(OWN) Qaybaha kala duwan ee dadweynaha kudhaqan magaalada Ceerigaabo ayaa saaka waxay salaadda Iidal-fidriga kutukadeen fagaaraha garoonka kubbadda cagta ee Daallo Stadium halkaasoo ay kutukadeen Salaadda Iidal-fidriga ee maanta laga tukanayo dhammaan dunida muslimiinta
Muuqaalka Warkaas Halkan Hoose Kadaawo