“Suldaan Caddo-gude waxa loo xidhay waa siyaasad ee ma sharci baa “Mujaahid Cali Guray

“Suldaan Caddo-gude waxa loo xidhay waa siyaasad ee ma sharci baa “W/Q:Mujaahid Cali Guray

Wallee Madaxwayne khilaaf siyaasi ah xal uga doon yidhi XADHIG IYO XABBAD ayaan uga helin. Suldaan Caddo-gude waxa loo xidhay waa siyaasad ee ma sharci baa?. Dastuurka Somaliland wuxu u damaanad qaaday muwaadiniinta in aanu qofna dambiile ku noqon karin fikirkiisa iyo aragtidiisa siyaasadeed.

Waxa nasiib darro ah marka kuwii loo igmaday ilaalinta dastuurku ay iyagu hormood ka noqdaan ku-gabood-falkiisa iyo ku tumashada shuruucda kale ee dalka. Waa sida uu maanta yahay habdhaqanka xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi. Aniga xagayga wax ay u dhinto mooyaane ma jiro wuxu ka dheefi karaa.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker